Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho ku wajahan Markii ugu horeesay

sida warar laga helayo Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ay sheegayaan Maxaxweynaha ayaa ku wajahan Magaalada Muqdisho markii ugu horeesay tan iyo markii Xilkaasi loo doortay waxana warkan mudug24 u xaqiijiyay ilo u dhow Madaxweynaha.

Safarka Madaxweynaha maahan mid horay loo shaaciyay waxaana uu ku soo aadayaa xili uu jiro Khilaaf dhanka Dowlada ah.

Maxaxweyne Qoor Qoor ayaa la filayaa in uu kulan la qaato Madaxda Dowlada kaasi oo Salka ku hayo Xaalada Khilaaf ee hada taagan.

Wixii ku soo kordha lasoco

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*