Home galmudug Saameyn Nuucee ah ayaa Galmudug kasoo gaareysa Khilaafka Dowlada

Saameyn Nuucee ah ayaa Galmudug kasoo gaareysa Khilaafka Dowlada

0

waxaa Shalay Xilkiisa waayay Raisal’Wasaaraha Dalka Mudane Xasan Kheyre waxaana Muuqata in Saameen Xoogan ay Galmudug kasoo gaareyso Khilaafka Madaxda Dowlada madama Dhismaha Galmudug uu Sabab u ahaa Mudane Xasan Cali Kheyre oo mudo dhoor cisho ah joogay Magaalada Dhuusomareeb.

Inkastoo Galmudug ay Fursadaasi ka heshay midnimo iyo la wareegida Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb hadana waxaa muuqata in Madaxweyne Farmaajo iyo Dowlada Cusub ay saameen ku yaalan karto Galmudug.

Ilo wareedyo Galmudug ka tirsan ayaa Mudug24 u sheegay in Galmudug lamid noqon karto Maamulada Dalka Madama fakar ahaan ay taageersanyihii  Xasan Kheyre.

Xukuumada Cusub marka la dhiso ayaa la filayaa isbadalka Cusub Galmudug iyo waxa Madaxda Cusub ay ku wajahaan.

Mudug24 Dhuusamareeb

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here