Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Magaalada Baraawe oo Maantay ay Ka Bilaabanayso Doorashada Golaha Shacabka iyo Maamul...

Magaalada Baraawe oo Maantay ay Ka Bilaabanayso Doorashada Golaha Shacabka iyo Maamul Goboleedyada Qaar oo Ka Xun

0

Magaalada Baraawe oo ah magaalada caasimada u ah Maamul goboleedka Koofur Galbeed ayaa waxaa maanta ka dhacaysa doorashada 7 kursi oo ka tirsan golaha shacabka.

 

Doorashadan oo ah tii ugu horeysay ee ka dhacda magaalada Barawe ayaa waxaa dhawaan guddiga doorashada Koofurgalbeed uu shaaciyay 13 kursi oo doorashadoodu ka dhacayso Baraawe.

Guddiga ayaa shalay diiwaangeliyay 26 musharrax oo lagu wado in maanta iyo beri ku tartami doonaan 13 kursi ee Golaha Shacabka.

Kuraasta maanta doorashadoodu ay ka dhacayso Baraawe ayaa waxaa ku tartamaya;

1: Hop#165 oo ay ku tartami doonaan Saalim Calihow Ibroow iyo Aadan Cusmaan Xasan.

Tan aya Dhabar jab wayn ku ah Ahmed Madoobe oo Damacsana inuu Doorashada Gedo Kismaayo Ku Qabto.

Koonfurgalbeed ayaa Noqonaaya Maamulkii u Horeeyey ee Ku Dhiirada Degmo Labaad inuu Doorasho Ku Qabto.

Ad
Previous articleWeerar Lagu Qaaday Masaajid Kuyaala Afgooye Xili Salaad lagu Tukaday.
Next articleGaadiid Dagaal oo Farabada oo Gaaray Jowhar iyo Xiisad Ka tagaana Magaaladaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here