Home galmudug Sawiro :- Degmada Goldogob oo lagu soo dhaweeyay Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha...

Sawiro :- Degmada Goldogob oo lagu soo dhaweeyay Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Sacad

0

Magaalada Goldogob ee Gobalka Mudug waxaa si diiran loogu soodhoweeyay Xildhibaano,Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Sacad.

Boqolaal qof oo ka mid ah Bulshada Goldogob Xildhibaano,Maamulka Gobalka Mudug ee Puntland ayaa kaga horyimid Wafdiga Beesha Sacad Duleedka Magaalada Goldogob.

Magaalada Golodgob ayaa lagu wadaa in Maalmaha soo socda lagu qabto Wajiga Labaad ee Shirka Nabadda Beelaha Leelkase iyo Sacad.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here