Home galmudug Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor oo habeenkii labaad ku hooyanaya Magaalada Gaalkacyo

Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor oo habeenkii labaad ku hooyanaya Magaalada Gaalkacyo

0

Madaxweynaha Galmudug Cabdi Qoor Qoor ayaa habeenkii labaad ku hooyanaya magaalada Gaalkacyo isagoo halkaasi ka wada kulamo uu la qaadanayo bulshada qeebaheeda kala duwan.

Mudane Qoor Qoor ayaa horay u sheegay in uu wado dib u heshiisiin bulshada Galmudug iyo in la dhameeyo Khilaafka hoose ee taagan.

Sidoo kale waxaa horay magaalada ugu sugnaa wasiiro ka tirsan Galmudug kuwaasi oo maalmihii u danbeeyay waday qorshe maamulka uu kula wareegayo xaruumaha danta guud.

Warar hoose oo mudug24 heleyso ayaa sheegaya in Madaxda Galmudug ay wadaan sidii amaanka magaalada Gaalkayco ay ula wareegi lahaayeen iyagoo meesha ka saaraya qeebaha kale ee ku hubeysan magaalada

wixii ku soo kordha lasoco

Mudug24 Gaalkacyo

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here