Home wararka Dalka War Hada Ah:- Dowlada oo ku dhawaaqday in maalinta bari ay tahay...

War Hada Ah:- Dowlada oo ku dhawaaqday in maalinta bari ay tahay Ciid

0

goor dhow oo caawa ayaa si toos ah loo shaaciyay in maalinta bari ay tahay maalin ciid ah sida ay shaaciyeen wadamo badan oo muslimiin oo qeyb ka tahay Dalka Somaliya sida ay baahisay wasiirada awqaafta ee Somaliya.

inkastoo markii hore la qorsheeyay in bari soon tahay ayaa goor danbe oo caawa lagu dhawaaqay in maalinta bari ay tahay ciid.

guud ahaan shaqaalaha iyo maamulka warbaahinta mudug24 .com ayaa dhankooda waxay idin leeyahay ciidan wanaagsan dhamaantiid.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here