Home galmudug Sawiro:- Dhismaha Wadada Isku Xirto Xaafadaha Horumar Iyo Wadajir ee Gaalkacyo oo...

Sawiro:- Dhismaha Wadada Isku Xirto Xaafadaha Horumar Iyo Wadajir ee Gaalkacyo oo si habsami leh Ku Socota

0

Dhismaha Wadada Isku Xirto Xaafadaha Horumar Iyo Wadajir ee Gaalkacyo oo si habsami leh Ku Socota Laamina Lagu Bilaabay.

Duqa Degmada Gaalkacyo Hirsi Barre ku xigeenkisa Cabdiraxman Ahmed ,Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiraxmaan Ali diiriye ( Isxal) iyo Duqii hore ee degmada Gaalkacyo ee Puntland Mohamud Yasin Tumey Saraakiisha Ciidanka Amaanka iyo Masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay wadada laamiga la saarayo.
Waddaan maanta laamiga la saaray ayaa qeyb ka ah ilaa sadex Waddo laami ah Islamarkaana laga hirgalin doono Gudaha Gaalkcyo

Shacabka dagan Xaafadah laamiga la saaray ayaa aad u soo dhaweyay laamiga cusub iyagoona ku amaanay maamulka degmada dadaalka ay ku bixiyeen Hirgalinta Waddoyika
Muhiim u ah Bulshada Magaalada.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here