Home Wararka Maanta Madaxweynaha Turkiga oo Sheegay inuu ka shalaayey inuu gacanta ku salaamay raysal...

Madaxweynaha Turkiga oo Sheegay inuu ka shalaayey inuu gacanta ku salaamay raysal wasaaraha Israa’iil

0

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa weerar afka ah ku qaaday falcelinta dawladaha reer galbeedka ee ku aaddan weerarka Israa’iil ee Qaza wuxuuna tilmaamay in reer galbeedku aysan wax tallaabo ah qaadin marka “dhiigga daadanaya uu yahay kan Muslimiinta”.

“Maxaa ku dhacay axdigii caalamiga ahaa ee xuquuqda aadanaha?” ayuu weydiiyey. “ma eegayaan mar haaddi aysan danahooda gaarka ah u adeegayn. Sabab? Sababtu waxay tahay dhiigga daadanaya waa ka muslimiinta.”

Erdogan wuxuu shalay joojiyay safar u uku tagi lahaa Israa’iil wuxuuna sheegay inuu ka shalaynayo in uu Gacanta ku salaamay raysal wasaaraha Israa’iil mar lagu sugnaa xarunta Qaramada Midoobey ee New York bishii lasoo dhaafay.

Ad
Previous articleQarax weyn oo ka dhacay Qaza iyo korontada iyo internet oo ka go’ay meelaha qaar
Next articleJeneraal Sheegow Axmed Cali iyo askartii difaaceysay ee dhawaan dowladda Soomaaliya ay xabsiga dhigtay oo lasoo taagay maxkamad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here