Home galmudug Ahlu-suna oo Amar siisay Wasiiradii Hore Galmudug Isla Markana Baaq u jeedisay...

Ahlu-suna oo Amar siisay Wasiiradii Hore Galmudug Isla Markana Baaq u jeedisay Dowlada Somaliya

0

Shiikh Maxamed Shaakir oo dhowaan Ahlu Sunna u dooratay Madaxweynaha Galmudug ayaa amray wasiiradii maamulkii hore ee Galmudug inay howlahooda si caadi ah u sii wataan inta laga magacaabayo wasiiradii bedeli lahaa.

Qoraal ka soo baxay xafiiska Sheekh Shaakir ayaa loogu baaqay dowlada federalka inaysan dhaqaalaha shacabka Galmudug aysan u adeegsan dano siyaasadeed oo iyada u gaar ah.

Hoos ka akhriso qoraalka Ahlu sunna.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here