Home galmudug War deg deg Ah Gaalkacyo Weerar Lagu Dilay Ganacsade Caan ahaa iyo...

War deg deg Ah Gaalkacyo Weerar Lagu Dilay Ganacsade Caan ahaa iyo Dhalinyaro ka Tirsanaa Shaqaalaha Oshaco

0

Weerar Lagu Dilay Ganacsade Caan ahaa iyo Dhalinyaro ka Tirsanaa Shaqaalaha Oshaco Aribor Oo Ka dhacay Duleedka Gaalkacyo…

Weerarkaan oo ahaa Mid Dhabo Gal ah ayay dabley hubeysan oo ka soo jeeda puntland Duhurnimadii Maanta jidka ugaleen ragaan oo watay Gaari isla markaana watay Gaari ay qaad Ku geeyeen deegaanka Taaroge ee Galbeedk Gaalkacyo.

Waxaa Weerarkaan Lagu Dilay Allaha Unaxariistee Raage Maxamuud Cartan oo ahaa Ganacse Caan ka ah Gobolka Mudug iyo 3 Ka mid ah Shaqaalaha Garoonka diyaarasaha Oshaco Gaalkacyo Galmudug.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here