Home wararka Dalka Garoowe oo lagu xiray Wariyihii gaarka ee

Garoowe oo lagu xiray Wariyihii gaarka ee

0

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in caawa ciidamada booliiska magaaladaasi xabsiga dhigeen Wariyihii gaarka ah ee Madaxweynaha Puntland Cumar Maxamed Soomane.

Booliiska magaalada Garawe ayaa Wariye Cumar Maxamed Soomane ku eedeeyay in uu faafiyay warar been abuur ah sidaasna u xireen, lamana oga wali warka lagu heesto Wariyaha caawa la xiray.

Madaxtooyada Puntland ayaan wali ka hadlin xariga booliiska u geesteen Wariyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Puntland, waxaana wariyaha la xiray dhawaan ku biiray Madaxtooyada Puntland kadib markii Madaxweyne Deni ka dhigtay Wariyihiisa gaarka ah

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here