Home galmudug Maxaad kala Socotaa Qabiilka uu kasoo jeedo Madaxweynaha Cusub ee Galmudug Axmed...

Maxaad kala Socotaa Qabiilka uu kasoo jeedo Madaxweynaha Cusub ee Galmudug Axmed Qoor Qoor

0

Madaxweynaha Cusub ee Galmudug ayaa maanta loo doortay Axmed Qoor Qoor oo ah siyaasi taageersan fakarka Dowlada Somaliya.

Axmed Qoor Ayaa kasoo jeeda Beesha Reer Xaaji Saleebaan gaa rahaan Muuse waxana siyaasigan uu noqday siyaasigii ugu horeeyay beesha oo Madaxweyne ka Noqda Galmudug.

Warbixin Mudug24 ka diyaarisay siyaasiga bil ka hor ayaa ku sheegnay in uu noqonayo Madaxweynaha Cusub ee Galmudug taasi oo ugu danbeyn noqotay mid run ah.

Lama oga sida uu noqon karo Xaalada iyo Mustaqbalka Madaxweynah Cusub ee Galmudug Axmed Qoor Qoor madama Galmudug ay tahay maamul ay hareeyeen qilaafyo xoogan oo dhanka bulshada ah.

Mudug24 Dhuusomareeb

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here