Home galmudug Gudiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo markale Kordhiyay Waqtiga Doorashada dhaceyso

Gudiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo markale Kordhiyay Waqtiga Doorashada dhaceyso

1

Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa waxaa ay shaaciyeen in muddo lagu darey waqtiga loo asteeyey is diiwaangelinta musharixiinta Madaxweynaha Galmudug,iyaga oo soo bandhigey Musharixiinta qaatay Shahaadada musharaxnimada Galmudug kuwaas oo kala ah.

Musharax Madaxwayne Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor),Musharax Madaxwayne Cabdiraxman Axmed Sabriye.,Musharax Madaxwayne Galmudug Axmed shire Maxamed (falagle) iyo Musharax Madaxwayne  Axmed Cabdullaahi Samater,sidoo kale ay isdiiwaan geliyeen 5 Musharax oo u taagan qabashada xilka Madaxweyne kuxigeenka Galmudug.

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here