Home wararka Dalka Kulanka Golaha Shacabka oo furmay & Wasiirada oo ku sugan.

Kulanka Golaha Shacabka oo furmay & Wasiirada oo ku sugan.

0

Waxaa Goordhaw furmay kulankii gaarka ahaa ee Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ay su,aal  ku weydiinayaan Wasiirka Amniga Maxamed Abuur Isloow Ducaale iyo Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad(Oomaar),waxaa sidoo kale kulanka ku sugan Taliyaha Ciidanka Booliska Xasan Maxamed Xijaar.

Kulanka waxaa shir guddoominayo Guddoomiye ku xigeenka kookoobaad  ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibraahim Sheekh Muudey,waxaana Goobjoog ka ah oo soo xaadiray 120 mudane.

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa Wasiirada waxaa ay wax ka weeydiin doonaan xaalada dalka gaar ahaan dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee Xayiraadii Madaxweynayaashii hore iyo qodobo kale oo quseeya Shaqadooda.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here