Home wararka Dalka Barlamaanka ka doodaya sharciga Doorashooyinka Federaalka ee 2021.

Barlamaanka ka doodaya sharciga Doorashooyinka Federaalka ee 2021.

1

Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa maanta oo sabti ah in markale ka doodaan sharciga doorashooyinka Qaranka.

Kulanka Guud ee Golaha Shacabka ayaa ajandahiisu yahay sii waddida doodda akhrinta 2aad ee Sharciga Doorashooyinka Qaranka, kaasi oo ay soo diyaariyeen Guddiga Doorashooyinka ee Golaha Shacabka.

Xildhibaannada ayaa maalintii khamiistii dood adag ka yeeshay sharcigan, iyadoo Xildhibaanno badan ay ka dhiibteen aragtidooda la xiriirta sharciga doorashooyinka Qaranka, waxaana maanta markale ay Xildhibaannada ka hadli doonaan sharcigan.

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

  1. Guri aan tiirar lahey (udub dhexaad) dabaq maka dhismayaa??. Haddey Jawaabtu tahay Maya yaan la qaban doorasho one man one vote udub dhexaayadii ka maqan yihiin. Why!!! Musharax kasta wuxuu soo istaagayaa anigaa Ku guuleystey. Maxaa lagu kala baxayaa ma work caaraddiis!!! Parliament think again before leading the country into another lawlessness and deadly civil war. Please think again

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here