Home Wararka Maanta Baarlamaanka Cusub ee puntland oo Goordhow Dooran Doora Gudoomiyehooda Baarlamaanka

Baarlamaanka Cusub ee puntland oo Goordhow Dooran Doora Gudoomiyehooda Baarlamaanka

0

Waxaa saacadaha soo socda la filayaa inay bilaabato doorashada guddoonka golaha wakiilada ee baarlamaanka Puntland.

Xildhibaanada qaar ayaa ilaa hadda soo gaaray hoolka ay ka dhaceyso doorashada. Waxaa sidoo kale halkaas ku sugan saxaafadda.

1-da bisha ayaa la doortay baarlamaanka Puntland, waxaana lagu wadaa in 8-da January ay xildhibaanada soo doortaan madaxweynaha Puntland.

Ilaa afar musharax ayaa u tartamaysa xilka guddoomiyaha baarlamaanka, lix qof ayaa u taagan guddoomiye ku xiigeenka koowaad ee baarlamaanka halka afar mudane ay u taaganyihiin xilka guddoomiye ku xiigeenka labaad.

Inkastoo uu khilaaf siyaasadeed taaganyahay, hadana waxaa la filayaa in doorashada guddoonka baarlamaanka ay u dhacdo si hufan.

Ad
Previous articleSomaliland oo Shuruud Adag ku Xirtay Itoobiya Sheegtayna inaysan Saxiixi Doonin Heshiiskii Bada
Next articleCiidamada Bada Soomaaliya oo Heegan Buuxa La Galiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here