Home Wararka Maanta Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Maanta La Kulmay Saraakiisha Boliiska (Sawiro)

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Maanta La Kulmay Saraakiisha Boliiska (Sawiro)

0

Wasiirka Amniga Gudaha XFS Dr Maxamed Axmed Sheekh Cali “Doodishe” ayaa Taliska Booliiska Soomaaliyeed kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka Booliiska.

Wasiirka ayaa dhawaan xilka la wareegay waxaana uu Maanta faraya Boliiska inay xoojiyaan Shaqada Amniga.

Boliiska Soomaaliya ayaa in Mudda ah waday Howlgallo xoogan oo Amniga Caasimada Lagu xoojinayo xili aana wili la maareen Amniga Muqdisho.

Ad
Previous articleGuddiga doorashada Kenya oo laba garab u kala qeybsamay
Next articleDeg Deg Madaxweynaha Kenya oo Lagu dhawaaqay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here