Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha TikTok iyo dhalinyarada Gurmad Abaaraha oo Galkacyo Lagu Soo dhaweeyay (Sawiro)

Madaxweynaha TikTok iyo dhalinyarada Gurmad Abaaraha oo Galkacyo Lagu Soo dhaweeyay (Sawiro)

0

Dhalinyarada caanka ka ah baraha bulshada ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Gaalkacyo si ay u caawiyaan dadka kunool Gobolka Mudug si ay u caawiyaan .

Dhalinyaradaan waxaa Hogaaminaayay Madaxweynaha TikTok Bilaal Bulshaawi, waana Dhalinyaro Halkaa u yimid Gurmadka Abaaraha dadka ay Abaaruhu Saameeyeen

Dhalinyaradan aya lagu xasuusta kaalintii ee ku lahaayeen abaarahii Gobolka Gedo

Ad
Previous articlePSF oo warsaxafadeed Kasoo saartay Dagaalka Maalintii Labaad kasocda Bosaaso
Next articleShir Looga hadlayay Xeerka xaquuqda Caruurta oo Maanta dhuusamareeb ka Furmay {Sawiro}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here