Home Wararka Maanta Xildhibaan Mahad Salaad oo Weerar Afka ah ku qaaday Gudoomiye Mursal

Xildhibaan Mahad Salaad oo Weerar Afka ah ku qaaday Gudoomiye Mursal

0

Xildhibaan Mahad Maxamed salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha shacabka Soomaaliya islamarkaana ka mid ahaa Mudanayaashii Maanta Horistaagay shirka ayaa Laga ganaaxay Shirka Golaha.

15 Xildhibaan ayaa Ganaax la saaray waxaana Laga ganaaxay 5 Kulan inay xaadiraan, waxaana dadka la ganaaxay ka mid ahaa Xildhibaan Cilmi oo aanan Xaadirin Fadhiga Maanta.

Xildhibaan Mahad salaad ayaa soo saaray Qoraal Kooban oo uga hadlayay Go’aanka uu Mursal qaatay

“Maxamed Mursal wuxuu kulansaday garasho la’aan sharciyadeed iyo garaad yari siyaasadeed. Fidnada uu ka talinayana cawaaqib xumada ka dhalata isaga ayaa si shakhsi ah u qaadaya mas’uuliyadeeda, sidaas ayuu sheegay Xildhibaan Mahad salaad

Ad
Previous articleAkhriso Xildhibaanada Laga Mamnuucay Golaha shacabka iyo Habraaca Loo Maray
Next articleDadka Galmudug ugu geeriyoonaya Covid19 oo sare ku kacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here