Home Wararka Maanta Deg Deg Ilo Muhiim ah oo Xaqeejiyay in Baarlamaanka ay xilka ka...

Deg Deg Ilo Muhiim ah oo Xaqeejiyay in Baarlamaanka ay xilka ka Tuuri doonaan R/W Rooble

0

Ilo xog ogaal ah uu ku dhow guddoonka baarlamanaanka ayaa xaqiijiyay in kulanka degdegga ah ee uu Guddoomiyaha muddo xileedkiisu dhamaaday ugu yeeray xildhibaannada maalinta Sabtida ah la qorsheynayo in xilka looga qaado Ra’iisul Wasaare Rooble.

Guuxa arrintan ku saabsan aya saacadihii la soo dhaafay aad u soo baxayay, kaddib markii xog laga helay Xildhibaanada qaar ay isla wadaageen in maalinta Sabtida ay la gedin doonaan Rooble, si mowjad cusub uu dalku u galo.

Baarlamaanka ayaa Rooble ku eedeyn doona in uu ku fashilmay diyaarinta doorasho qof iyo cod ah, waana isla eeddii xilka looga tuuray Xasan Cali Khayre.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo Amray in Shacabkii Barakacay ay ku soo Laabtaan Xaafadahooda
Next articleCiidamada Mucaaradka oo wali fariisimahooda jooga iyo Dowlada oo ciidamo cusub keentay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here