
Qarax weyn ayaa lagu soo waramaya in uu ka dhacay Nawaaxiga Isgoyska dabka ee Muqdisho.
Ilaa iyo hadda lama oga nooca Qaraxa,dhimashada iyo dhaawaca iyo si doo kale hadii uu jiro shaqsi sigaar ah loola beegsanayay.
Laakiin Waxaa Gubanaya Gaari Waxaana La Faarujiyay Gaari Lama Oga Qaraxaas Qasaaraha ka dhashay.
Be the first to comment