Home wararka Dalka Ciidamada Amaanka oo Aad u Adkeeyay Amiga Xarunta Sirdoonka Soomaaliya.

Ciidamada Amaanka oo Aad u Adkeeyay Amiga Xarunta Sirdoonka Soomaaliya.

0

Ciidamada Amaanka Soomaaliya ayaa Isku Hareereeyay Amniga Xarunta Sirdoonka Soomaaliya ee Degmada Shibis.

Ciidamo Tira badan ayaa La Keenay Goobaha Ka Agdhaw Xarunta Taliska Sirdoonka soomaaliya.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Wafdi Sirdoon oo saaka soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaasoo loo xiray waddooyinka qaar ee magaalada Muqdisho.

Warar ayaa sheegaya in wafdiga sirdoonka ay ka socdaan dalka Sudan, halka warar kalena sheegayaan inay ka socdaan Qatar.

La soco Faah Faahinta.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here