Home jubaland Sawiro Sweden oo lagu soo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland iyo Wafdi la socda..

Sawiro Sweden oo lagu soo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland iyo Wafdi la socda..

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Sweden Gaar ahaan magaalada caasimadda ee Stockholm.

Garoonka diyaaradaha waxaa madaxweynaha ku soo dhaweeyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden, dhawaan waxaa uu kulamo la qaadan doona Jaaliyadda Jubbaland ee Sweden.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here