Home wararka Dalka Madaxweye Ku Xigeenka Galmudug oo Ka Hadlay Colaada Ka Taagan Tuka-raq

Madaxweye Ku Xigeenka Galmudug oo Ka Hadlay Colaada Ka Taagan Tuka-raq

0

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) ayaa Ka Hadlay Dagaalka udhaxeeya Maamullada Puntland iyo Soomaaliland.

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug ayaa Ku baaqay in Si nabadi ay Ku jirto loo joojiyo Colaada ka dhaxaysa labada Maamul.

Waxaan Ka Xunahay Dirarta Tuka-raq oo Sababta Qasaaro Waxaana ugu Baaqaynaa Soomaaliland iyo puntland

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug ayaa Hadalkaan ka sheegay Goor dhaw Magaalada Cadaado.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here