Home wararka Dalka Wafdi ubadan Ganacsato Ka socota Dalka Qadar oo Maanta Muqdisho soo Gaaray...

Wafdi ubadan Ganacsato Ka socota Dalka Qadar oo Maanta Muqdisho soo Gaaray ” iyo Masuuliyiin Dowlada ah oo soo dhaweeyay (Sawiro)

0

Wafdi ganacsato ah oo ka socda Wadanka Qadar ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimadda jamhuuriyadda federaalka soomalia.

Ganacsatadaan u dhashay dalka qadar ayaa muqdisho waxa ay u yimaadeen sidii ay u dalka soomalia uga heli lahaayeen fursado maalgashi oo caalami ah waxaana wafdiga garoonka ku soo dhaweeysay Wasiir ku xigeenka wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga ah Marwo Fahmo Axmed Nuur.

Dowlada Qadar ayaa U muuqdata Mid Dar dar Gelinaysa Xariirka Diblumacy ee Ka dhaxeeyay Labada dal Soomaaliya iyo Qadar.

Soomaaliya ayaa Horay Go’aan Cad uga Qaatay in ay dhex_dhexaad Ka tahay Eedeyn loo soo jeediyay Qadar oo Qaar Ka mid ah Wadamada Muslimka ah ay Xariirka ugu Jareen.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here