Home galmudug Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Goor dhaw Gaaray Caasimada Galmudug ee...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Goor dhaw Gaaray Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.

1

Madaxweynaha soomaaliya Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Goor dhaw gaaray Magaalada dhuusamareeb.

Wafdiga  Madaxweynaha ayaa Si Weyn Loogu dhaweeyay Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb, Waxaana Soo dhaweeynta Wafdiga Madaxweynaha Qayb ka ahaa Bulshada Caasimada Galmudug Ku nool.

Si Weyn ayaa Looga soo dhaweeyay Wafdiga, Waxaana Madaxweynaha Loo soo dhaweeyay si Ka duwan Sidii Loo soo dhaweeynaayay Madaxweynaha Waqtiyada kala duwan uu Socdaalka Ku Marayaya Deegaanada Puntland.

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here