Home puntland Dhageyso Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Oo Dawlada Soomaaliya Ku Eedeeyay In Ay...

Dhageyso Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Oo Dawlada Soomaaliya Ku Eedeeyay In Ay Alshabaab Taageerto

2

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland mudane C/xakiin Cabdulaahi Xaji Cumar Camay ayaa sheegay lacagta shilinka Somaliga inaysan socodsiin karin Puntland kaliyaha.

Camay ayaa sheegay wadanka Soomaaliya intiisa kale inay u taliyaan Al-shabaab isla markaana ay maamulada ka jira u hogaansameen Amarkoodi ahaa inay joojiyaan lacagta Shilinka Soomaaliya.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa sidoo kale wuxuu lacagta socodsiin la,aanteeda ku dhaliilay dawlada soomaaliya uu sheegay inay qayb ka tahay meelaha laga diidanyahay isticmaalka lacagta Shilinka Soomaaliga.

Hoos Ka Dhageyso Codka

10 ku laabo mudug24 xiriir

2 COMMENTS

  1. Odayaashii (Dhawaan Shirka kuqabtay, magaalladda (GAROOWE) waxay kacdalbadeen, Inuu Iscasilo C/wali cali gaas.

    ….Qodobadii Ay ku eedeeyeen waxaa kamid ahaa, in Warshada (LACAGTA BEEN ABUURKAA SAMAYSAA?

    ,,,,IN AY KUTAALO MAGAALADA.. BOOSAASO?

    uUNA ISKA LEEYAHAY,,,c/wali cali gaas??

    ,,sideebuu hadaba Ina Cameey?? oogu eedaynayaa??? cidkaleeto?

    Maadaaba Warshada, Lacagta Been abuurkaa??
    Aykugtaalo??Boosaaso?

  2. Cabdiweli gaas hadda waa laga soo ceyriyey boosaaso, sicir barar & maciishadda oo kacdo & makiinado lacag false ah daabaco..waxaan Ahayn lagama dhaxlin…reer garoowe waxaan leeyahay waad hurudaane hurdada ka toosa hadii kale mar xeero & fandhaal ay kala dhaceen ayaad soo baraarugi doontaan.. cwali gaas waa kheyru masuul marna amxaaro u shaqeeya marna jeebkiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here