Home wararka Dalka Xildhibaanada Galmudug qaar oo kulmaya iyadoo Dhibaato Soo wajahday. Maxaa ku...

Xildhibaanada Galmudug qaar oo kulmaya iyadoo Dhibaato Soo wajahday. Maxaa ku soo kordhay..

0

Xildhibaanada Galmudug ayaa wada qaban qaabo ku aadan in maalinta bari ay qabtaan doorasho.

Xildhibaanada oo kala jaban barna ay muqdisho joogaan barna Cadaado joogaan ayaa u muuqda kuwa aan waxba dhaqaajin karin.

Xildhibaanada Cadaado ku sugan ayaa goor dhow waxa u furmaya kulan ay kaga hadlayaan suura galnimada kulan iyo doorasho dhacdo.

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa mudug24 u sheegay in xildhibaanada aysan bari qaban karin wax doorasho ah mada arinta ku adagtahay.

Dhanka kale xildhibaanada ku sugan magaalada Muqdisho ayaa wali halkaasi ku xaniban waxana loo diiday in ay cadaado soo galaan.

Maamulka Galmudug ayaana arintaasi ku micneeyay in aysan rabin wax wada hadal ah lacagna ku soo qaateen in maamulka la carqaladeeyo.

Lasoco xaalada ku soo kororta

Local news@mudug24 Cadaado.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here