Home wararka Dalka Deg Deg Dibadbax ka Socda Gaalkacyo Maalintii Labaad..

Deg Deg Dibadbax ka Socda Gaalkacyo Maalintii Labaad..

0

Magaalada Gaalkacyo waxaa maalintii labaad ka socda banaanbax xoogan.

Banaanbaxa ayaa ku saabsan dhalinyaro lagu xukumay Dil Toogasho dalka india Dhawaan.

Banaanbaxyada ayaa ku fiday qeebo kamid ah Magaalada Gaalkacyo iyagoo wata rabshado waxa dadka kasoo horjeedaan dhalinta lagu xukumay dilka.

Sawiro iyo faafaahin lasoco.

Qoraal ayaa ku socda warkaasi

Mudug24. Gaalkacyo

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here