Home Wararka Maanta Deg Deg: Dagaal Culus oo Ka socda Dhagaxdheer oo Hoostagta Degmada Cadaado

Deg Deg: Dagaal Culus oo Ka socda Dhagaxdheer oo Hoostagta Degmada Cadaado

0

Dagaal Xoog Leh Oo u dhaxeya maleeshiyaad kasoo jeeda cadaado iyo dhuusmareeb.

Kaas  maalinkii labaad ka socdo Deegaano Hoostaga degmada Cadaado Ee gobolka galgaduud

Maamulka deegaanka dhagax dheer ayaa warbaahinta u sheegay in saakay markale uu dagaal dib uga qarxay goobihii ay shalay ku dagaaleemeen maleeshiyaadkaan isla markaana hubka nuucyadiisa kale duwan la isku adeegsanayo

Ad