Home galmudug Dhagayso Biya La.aan Ka Jira Gobalka Shabeelaha Dhaxe.

Dhagayso Biya La.aan Ka Jira Gobalka Shabeelaha Dhaxe.

0

Degmada mahaday ee gobalka shabeelaha dhaxe ayaa waxaa la sheegayaa in xiligaan ay ka jiraan dhibaatooyin aad uxoogan oo dhinaca biya ah.

Sida uu sheegay maxamed cabdi caroolay oo ka mid ah wax garadka shabeelaha dhaxe ayaa sheegay in xiligaan dhibaatada ka jirta ay tahay in biya la.aan ay jirto.

Waxa uu sheegay in caaga biyaha ee loo yaqaano 20 qaadka la iibinayo 20 kun oo shilinka soomaaliga.

Dowlada soomaaliya iyo hay’adaha gurmadka ayaa loogu baaqay gurmada deg deg ah maadaama dadkaasi xiligaan ay yihiin kuwa liita,

Wabiga shabeele ayaa waxaa xiligaan uu yahay mid biya dhameeyay oo gibi ahaanba guray.

HALKAAN KA DHAGAYSO.

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here