Home wararka Dalka Dhageyso Qudbadii Madaxweynaha Galmudug uu Xalay Ka Jeediyay Xafladii Nairobi ” Somalinimada...

Dhageyso Qudbadii Madaxweynaha Galmudug uu Xalay Ka Jeediyay Xafladii Nairobi ” Somalinimada ayaa ka Weyn Wax kasta” Sawiro Dheeri ah”

0

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guleed ayaa Habeenkii Xalay Xaflad Balaaran loogu Qabtay Magaalada Nairobi Halkaasi oo ay ka Qeyb Galeen Kumanaan Dad ah,

Madaxweynaha Ayaa jeediyay Qudbad dheer uu kaga Hadlayo Xalada Dhabta ee Galmudug iyo Hormarka ka Jira Halkaasi,

Hase Yeeshee Waxaa Dadka Goobta jooga aad uga Farxeen Markuu Qudbadiisa ku Daray in Wax Walbo Somalinimada ka Horeyso kadib Loo Gudbayo Galmudug,

Halkan ka Dhageyso Codka

riix

cabdi2 cabdi6 cabdi10 cabdi14 cabdi18 cabdi22  cabdi1 cabdi3 cabdi4 cabdi5 cabdi7 cabdi8 cabdi9 cabdi11 cabdi12 cabdi13 cabdi15 cabdi16 cabdi17 cabdi19 cabdi20 cabdi21

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here