Home Wararka Somaliya Jubbaland Axmed Madoobe ee Magaalada Nairobi u Safray iyo Sababta oo la Shaaciyay

Axmed Madoobe ee Magaalada Nairobi u Safray iyo Sababta oo la Shaaciyay

0

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa u socdaalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo ay wada xaajood kuyeelanayaan masuuliyiinta Amniga dawladda Kenya.

 

ayna ka wada hadlayaan sidii loo sugi lahaa Amniga Ceelwaaq-Gedo, oo ay Jubbaland doonayso in ay kuqabato doorashada 16-ka Kursi ee deegaan doorashadoodu ahayd Garbahaaray, balse Jubbaland u weecisay Ceelwaaq.

Kenya ayaa doonaysa in 5 kamid ah saaxiibada kasoo jeeda Beesha Mareexan ay kuraas kasoo heleen Ceelwaaq, ayna taas tahay in la fuliyo.

16-ka Kursi ayaa loo qeybsaday 3 dhinac oo kala ah Raysalwasaare Rooble oo damaanad-qaad u helay Kursiga mid kamid ah saaxiibadiis.

 

Siciid Deni oo 4 kamid ah saaxiibadiis u helaya Kuraas, Kenya oo 5 kursi ka doonaysa in saaxiibadeed halaan iyo Axmed Madoobe oo maamulaya inta kale.

Ad
Previous articleRaysulwasaare Rooble oo Wafdi Culus oo Kasocday Shiinaha kulan laqaatay
Next articleDeg Deg: Qarax Xoogan oo ka Dhacay Muqdisho iyo Faahfaahin kasoo Baxaysa(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here