Home puntland Kenya oo dhibbane unoqotay weerarada Alshabaab…warbixin gaaban by: maxamed nuur

Kenya oo dhibbane unoqotay weerarada Alshabaab…warbixin gaaban by: maxamed nuur

0

tan iyo markii ciidamada kenya ay galeen gudaha soomaaliya dowladda kenyana ay si rasmi ah ushaacisay in ciidamadeeda ay ka hortagayaan amni darrada ay alshabaab ka wado gudaha kenya ayaa waxaa isa soo taraayay amni darada ku soo kordheysay gudaha kenya.

kenya oo ah dal dhaqaalaheedu uu si weyn ugu xiran yahay dalxiiska ayaa waayihii danbe weysay dhaqaala badan oo ka soo gali jiray dhanka dalxiiska taasoo ay sababtay amni darada kenya ka jirta.

sidoo kale dowlada kenya ayaa sidoo kale ladaalaa dhaceeysa dhibaatada amni ay ku kala kulmayaan alshabaab taasoo wiiqday sumacadii iyo kalsoonidii lagu qabay amniga kenya.

kenya oo magaca AMISOM ku joogto gudaha soomaliya ayaa ubaahan inay dib u eegto istaraatiijiyada amniga gudaha ee dalkeeda.

alshabaab ayaa ayaguna balan ku sii qaadeya iney sii wadida  dhigbaxa ku socda dadka kenya taasoo sii murjin karta xaalda amni ay wajahayaan dadka reer kenya .

shalay ayaa udanbeysay weerar dhibaato badan geestay oo lagu qaday gudaha kenya kaasoo ka dhacay jaamacada Gaarisa ayaa sababay dhimashada in ka badan boqol qof oo reer kenya ah.

kenya ayaa kor u eegeysa waxa xiga dhacda walbo oo ay kala kulmaan kooxda alshabaab taasoo aysan jirin siyaasad muuqata oo looga hortagayo dhibaatda heysata shacabka reer kenya.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here