Home Wararka maanta Deg-Deg ciidamada nabad sugida oo markale xiray idacada shabelle

Deg-Deg ciidamada nabad sugida oo markale xiray idacada shabelle

0

 

Ciidmada nabad sugida soomaaliya  aya daqiiqada ka hor xiraty  idacadad shabeele

Ee magalada muqdisho

Ciidmada aya albabaka iskugu dhufatay  xarunta idacada

Ilaa hada lama xaqijin sababta loo xiray idacada shabelle

Tudabaadkan dhaxdiisa aye  aheeed markii ee hawada soo gashay idacada shabeele ee magalada muqdisho

Wixi ku soo kordha dib ula socda aqrista yaal

Saciid xasan xafiis wareedka mudug24

MUqdisho-soomaliya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here