Home Wararka Somaliya Galmudug Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo la Kulmay Saraakiil ka Tirsan AMISOM (Sawiro)

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo la Kulmay Saraakiil ka Tirsan AMISOM (Sawiro)

0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Gamludug, Dr. Mohamed Gacal
ayaa maantay ku soo dhaweeyay
Madaxtooyada Dowlada Galmudug Saraakiil ka Tirsan AMISOM..

Wafdigaan Saraakiisha ah waxaa Hogaaminaayay CorneelĀ  Xasan Jaamac Farax oo ah Taliyaha Ciidamada Amisom ee Sectir 4 iyo Saraakiil kale ee lasocotay.

Soo dhaweynta kadib ayaa waxaa kulanka lagu gorfeeyay Doorka Ciidmada AMISOM ee Galmudug ka jooga iyo sidii amniga loo sii xoojin lahaa.

Dhammaan qodobadii laga wadahadlay ayaa la isla soo dhaweeyay waxaana la islaqaatay in si dhow loo wada shaqeeyo.

 

Ad
Previous articleSaraakiisha Galmudug oo Amar duldhigay Macalin Maxamuud Madaxii Ahlusuna
Next articleMaxaa ja jira in Ciidamada Ahlusuna ay dhac gaysteen ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here