Home Wararka Somaliya Akhriso: Shirka Golaha Wadashi Qaran isfaham Hordhac aha Laga Gaaray...

Akhriso: Shirka Golaha Wadashi Qaran isfaham Hordhac aha Laga Gaaray Doodihii Maantay

0

Madaxweynayaasha Dawlad gobaleedyada, waxay isku raacsan yihiin August wixii la jideeyey in aan cidna ka laaban karin, Guddiyada Doorashada in guddoonkooda la qeybsado.

60 maalmood doorasho lagu dhameeyo, Kaliya waxay ka tanaasuleen lacagti Ergada laga qaadi lahaa & COVID19 Shahaadada lacagtii 30$ ahayd.

Shir dambe in lays kugu soo laabto, marka ay dhamaato doorashada Halka magaalo si looga tashado, In beesha Caalamka loo jeediyo baaqa lacagta dadajiya ah!

Ad
Previous articleRaysulwasaarwe Rooble oo Ka Tanasulay Qodab Muran Ka Taagnaa ee Shirka Golaha Wadatashi Qaran
Next articleQodobada Lagu Heshiiyay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here