Home wararka caalamka Waran cadde wasiirka wasiirka arrimaha gudaha somaliland oo sheegay in ay hoostagaan...

Waran cadde wasiirka wasiirka arrimaha gudaha somaliland oo sheegay in ay hoostagaan dowlada somalia =daawo muuqaalka

2

Wasiirka Arrimaha gudaha somaliland Waran Cadde ayaa si cad u sheegay inay hoos tagaan dowlada dhexe ee soomaaliya…

 

Wasiirka Ayaa ka Hadlay in xilligan Somaliland ay Tahay Arinteeda Mid markasi aanan Dalo Gooni ah laga LAheydn Waxaa kaloo uu sheegay in Dowlada Somlia ay Tahay Halka Maamulkooda uu Tago Waliba ay Puntland ka Danbeeyaan Waa Sida Hadalka uu u Dhigay.

 

Somliland Ayaa u Muuqata Mid ka Warheysa Sida Caalamka uu uga Go.an tahay Midnimada Somlia ahmiyad Gooni aysan Siineyn Maamulkooda/

 

Daaow  Muuqaalka Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland

10 ku laabo mudug24 xiriir

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here