Home wararka caalamka Madaxweynihii hore ee galmudug oo ka hadlay kalsoonidii lagala noqday rai’sal wasaaraha...

Madaxweynihii hore ee galmudug oo ka hadlay kalsoonidii lagala noqday rai’sal wasaaraha iyo arimo kale oo galmudug ah….

0

Maxamed axmed caalin madaxwaynihii hore ee galmudug ayaa kahadlay qilaafyada soo laab laabta ee dhexmara madaxwaynaha iyo Ra,iisul Wasaraha iyo kalsooni Kala Laabashada Xukuumada..

 

 

Caalin Ayaa Sheegay in Xukuumada looga Baahanyahay Sidii Ay Hormarka Dalka ay u sii Wadi laheyd lakin aysan Habooneyn is Qabqabsi xiligan ah isagoo Hadalkiisa sii Wata ayuu ka Hadlay Arimaha Galmudug..

 

 

Madaxweynhihii hore ee Galmudug Ayaa Dhawaanahan ku Sugan Xaruunta Gobolka mudug ee Gaalkacyo Lamana oga in uu Yahay Musharax u Taagan xilka Madaxweynaha Gobolda Dhexe…

 

 

 Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Madaxweynaha

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here