Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed 13 kursi Oo Cusub oo Ka mid noqon Doona Golaha Shacabka oo...

13 kursi Oo Cusub oo Ka mid noqon Doona Golaha Shacabka oo La Shaaciyay

0

Guddiga hirgelinta doorashada Koonfur Galbeed ayaa caawa shaaciyay qeybtii labaad 13 kursi oo degaan doorashadoodu tahay degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose.

Doorashada qeybtii ugu horeysay kuraasta taalla degmada Baraawe oo ka koobneyd 13 kursi ayaa lagu soo gebagebeeyey degmadaas

HOOS KA AKHRISO QEYBTA LABAAD

Ad