Home Wararka Maanta Wafdi gaaray Hobyo islamarkaana Kormeeray Dekeda Hobyo

Wafdi gaaray Hobyo islamarkaana Kormeeray Dekeda Hobyo

0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha dowlad Gobaleedka galmudug Mudane Prof Cabdulqaadir CabdullWarsame (Cabdiladiif) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay oo gaaray Hobyo.

Wafdigaan waxaa ka mid ahaa  wasiirka Xanaanada Xoolaha Mudane Maxamed Deeq, waxayna Kormeereen Dekeda Hobyo.

Dhismaha dekedaan Ayaa qaadatay Waqti badan, waxaana Lagu Guulaystay ugu dambeyn Inay dhismahaas Hirgasho.

Ad