Wararka maanta

Madaxweyne Maxamed Farmaajo oo gaaray Caasimada Dalka Jabuuti (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay booqasho shaqo oo uu muddo labo maalmood ku joogay dalka Burundi. Madaxweyne Farmaajo ayaa

Continue Reading »

Qeybta Wararka maanta

Raisal wasaaraha Itoobiya oo kulansiinaya Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi.

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed uu kulansiinayo Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo

Continue Reading »

Wararka maanta Archives

Maxaa ka jira in Maxamed Bin Salman uu Iibsanayo Kooxda Manchester United?
- Feb 19, 2019
Mudooyinkii dambe Warbaahinta Caalamka kuwooda ugu afka dheer ayaa qorayay warar sheegaya in Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salman uu iibsanayo kooxda kubada cagta ee Manchester United. Boqortooyada Sacuudiga ayaa ...
Dowlad Gobaleedka Galmudug oo Maanta bilaawday Diiwaan Gelinta Ciidamada Daraawiisha Ee Galmudug (Sawiro)
- Feb 19, 2019
Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cabdi Aadan ayaa manta waxa uu diiwaan galin u bilaabay ku dhawaad 400 (Afar boqol) oo askari oo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Galmudug Agaasimaha Madaxtooyada ayaa sheegay ...
Dowlada Hoose ee Galkacyo oo Digniin udirtay Dadka Shati La”aanta ah ee Dhisaya Guryaha (Sawiro)
- Feb 19, 2019
Dowladda Hoose Ee Degmada Gaalkacyo Galmudug ayaa Digniin Kama Danbeys ah ka soo saartay Dadka Shati la.aanta ah Ee Dhisaya Guryaha iyo Bosaska Magaalada Gaalkcyo. Wax ay ku Baqeen in Sharciga ...
Dhageyso Ganacsatada Soomaaliyeed ee Qaadka ka Keeni Jiray Kenya oo Ku dhawaaqay in ay Joojiyeen (Sawiro)
- Feb 19, 2019
Ganacsatada Soomaaliyeed ee Khaadka ugu imanjiray Dalka Kenya waxay sheegeen in maanta lagabilaabo ay joojiyeen Khaadka ugu imanjiray Dalka Kenya. Dadkaan Qaarkood oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa ...
Deg Deg Weriyihii Universal ee Degmada Caabudwaaq oo Geeriyooday
- Feb 19, 2019
Wariye Mahad Xasan Diini Oo Katirsanaa Wariyaasha TV.ga  Universal  ayaa La soo Sheegayaa in uu Geeriyooday. Allaha unaxariistee Mahad Xasan Diini ayaa Universal uga soo Waramayay Magaalada Cabuudwaaq Ee Gobolka Galgaduud Ehelada ...
Wasiirka Arimaha dibada ee kenya oo Booqasho Ku imaan Doonta Muqdisho, Ka dib Khilaafkii Soo Kordhay
- Feb 19, 2019
Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa maanta waxaa hortageysa Wasiiradda arrimaha dibadda Kenya Munica Juma,waxaana ay su'aalo ka weydiinayaan khilaafka diblomaasiyadeed ee soo kala dhexgalay Soomaaliya iyo Kenya. Guddiga difaaca iyo arrimaha dibadda ...
Dowlada Soomaaliya oo Maanta Muqdisho Ka Furaysa Shir Ku Saabsan Dib u Heshiisiinta Qarnka
- Feb 19, 2019
Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa Maanta Muqdisho Ku Qabanaysa, Shir Ku Saabsan Dib u Heshiisiinta Qaran, Waxaana Shirkaan Ka Qeyb gelaya islamarkaana Furaya Ra"isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre Shirkaan Waxaa ...
Sweden oo ganaaxday Gabar hakisay diyaarad lagu musaafurin lahaa nin Afganistani ah.
- Feb 19, 2019
Gabadh xuquuqda aadanaha u dhaqdhaqaaqda oo reer Sweden ah ayaa lagu ganaaxay 3,000 krona oo u dhiganta 324 doolar, ka dib markii ay isku dayday in ay baajiyo qof soo ...

« Previous PageNext Page »