radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Wararka maanta

Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qeyb Galaya Shir Caalami ah oo Ka dhacaya Dalka Bayruut (Akhriso)

Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa qortay in Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo  ka mid yahay Madaxda Dowladaha Carabta ee ka qeyb geli doona Shirka Dhaqaalaha iyo

Continue Reading »

Qeybta Wararka maanta

Daawo Sawirada Weerarkii Maanta ka Dhacay Deegaanka baar sanguuni.

Saaka Aroortii Ayaa Ciidamo Ka Tirsan Alshabaab Waxa ay Weerar Ku Qaadeen Fadhiisimo Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Jubbaland ay ku Leeyihiin Deegaanka Baar sanguuni. Weerarka

Continue Reading »

Wararka maanta Archives

Madaxweyne Xaaf oo Nairobi kula kulmay Diblomaasiyiin iyo Madaxda Hay’adaha Caalamiga ah ee ka howl-gala Soomaaliya (Sawiro)
- Jan 19, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kulamo isdaba jooga kula yeeshay magaalada Nairobi madax iyo diblomaasiyiin kala duwan iyo sidoo kale hay'adaha caalamiga ee ka hawl gala Soomaaliya; Waxaa kamida safiirada Germany, ...
Dowlada Soomaaliya oo Sheegtay in ay Gacanta Ku soo Dhigeen Sarkaal Sare oo Shabaab ah
- Jan 19, 2019
War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa waxaa lagu shaaciyay inay Gacanta ku dhigeen Nin hogaamiye u ahaa koox dilal ka fulisa Magalada Muqdisho. Qoraal koban oo la ...
Amaanka Magaalada Muqdisho oo Maanta aad Loo Adkeeyay” iyo Warar Ka soobaxay Caasimada
- Jan 19, 2019
Waxaa aad loo adkeeyay Amniga Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho waxaana xilli dembe xalay lagu daadiyay ciidamada Koofiya Gaduudda ah. Warar aan helayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo)  ...
Daawo Madaxweyne Xaaf oo Ka Qeyb Galay Aas Kenya Loogu sameeyay Mid ka ah Halgamayaasha Soomaaliyeed
- Jan 19, 2019
Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya Waxaa Lagu Aasay Allaha unaxariistee Maxamed Yusuf Muuro oo ka mid ahaa Halgamaayaasha Soomaaliyeed. Aaska Marxuumka Waxaa Ka Qeyb Galay Masuuliyiin Ka Tirsan  Dowlada Fedraalka Soomaaliya ...
Dhageyso Shacab Gaaraya Kumanaan Ruux oo Muqdisho Uga Qeyb Galay Muxaadaro Diini ah (Sawiro)
- Jan 19, 2019
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya Waxaa Lagu Qabtay muxaadaro Diini ah Waxaana Ka qeyb Galay Dad Aad ufara badan. Muxaadarada waxaa Qabanayay shiikh Maxamed ibraahim Keyaawi, oo dhawaan Soo Gaaray Muqdisho. Ciwaan ...
Gurmadkii Gobalka Banaadir Hormuud ayaa u Heegan ah (Akhriso)
- Jan 18, 2019
Shirkada Isgaarsiinta ee Hormuud Telcom oo Xilli Walba Hormuud u aheed Shirkada Ganacsi ee Dalka Ka Jira Ayaa Bishaan Gudaheed Gurmad Weyn Ka Sameesay Deb Qasaara Geystay oo Jimcihii La ...
Dhageyso Dab Qasaara Hantiyeed Geestay oo Ka kacay Muqdisho (Sawiro)
- Jan 18, 2019
Deb Qasaara Geystay ayaa Maanta ka kacay xaruma Ganacsi oo ku Yaala Inta udhaxaysa Zoobe, iyo Isgooska Banaadir ee Muqdisho. Dabka ayaa saameeyay Gooba Ganacsi oo Ka soo Horjeeday Wasaarada Arima  ...
Dowladda Federaalku waxay xoojineysaa wada shaqeynta ay la leedahay Dowlad Goboleedyada (Akhriso)
- Jan 17, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb-galay munaasabad caawa ka dhacday Madaxtooyada Koonfur Galbeed oo lagu caleema saaray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan ...

« Previous PageNext Page »