Wararka caalamka

Xildhibaanad Ilhaan Omar oo u jawaabtay Madaxweyne Donald Trump.

Gabadha asalkeedu Soomaaliga yahay ee Ilhan Cumar kana tirsan Aqalka Congress-ka dalka Mareykanka ayaa wajaheysa cambaareyn kaga imaaneysa Siyaasiyiin iyo sidoo kale Warbaahinta Yahuuda taageerta.

Continue Reading »

Qeybta Wararka caalamka

Dhageyso Antonio Guterres oo shaaciyay in Wakiil Cusub usoo Magacaabayaan Soomaaliya

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres oo waraysi siiyey Idaacadda codka Maraykanka ee VOA ayaa sheegay in wada tashiyo badan kaddib ay dhowaan magcaabi

Continue Reading »

Wararka caalamka Archives

Dalalka Yurub Badankooda oo Madaxweyne u Aqoonsaday Hogaamiyaha Mucaaradka Venezuela.
- Feb 6, 2019
Qaar kamid ah wadamada reer Yurub ee xubnaha ka ah Midowga Yurub ayaa isniintii shalay ku dhawaaqay inay Madaxweynaha rasmiga ah ee Venezuela u aqoonsan yihiin Guddoomiyaha Baarlamaanka ee dalkaasi ...
Dalka Holland Siyaasi Aflagaadeen jiray Diinta Islaamka oo islaamay ugu danbeyn.
- Feb 6, 2019
Joram van Klaveren oo ka mid ahaa Siyaasiyiinta xisbiga xagjirka midigta aadka u fog ee dalka Holand (PVV) ayaa shalay oo isniin ah ku dhawaaqay inuu qaatay diinta Islaamka. Joram oo ...
Dowlada Norway oo Dadka Qaata Lacagta Ceyrta ku Xireysa Sharuud Luuqada Ah Si Lacagta loo siiyo.
- Feb 5, 2019
Dowlada Norway oo Dadka Qaata Lacagta Ceyrta ku Xireysa Sharuud Luuqada Ah. Dowlada Norway ayaa qorsheeneysa in ay Sharuud Luuqada ah ku Xirto dadka ku nool dalkaasi ee aan Aqoon luuqada ...
Sweden oo kordhineysa Da’da Qofka Hoolgabka ee Shaqada ka fadhiista.
- Feb 5, 2019
Dowlada Sweden ayaa kordhineysa Da’da qofka hoolgabka sida ay isku raaceen siyaasiyiin ku jira Barlamaanka kuwaasi oo sharciga u badalay sababo ay u arkaan in dadka sweden ay noolaan karaan ...
Booliska Sweden oo Digniin kasoo saaray Wicitanka Taleefano Been ah oo lacagta Bankigaga lagu dhacayo.
- Feb 5, 2019
Booliska Dalka Sweden ayaa digniin kasoo saaray Taleefano Been ah (falska telefonsamtal) kuwaasi oo marka ay ku soo wacan kadib ku sheegaya in ay ka socdaan Bankigaga hase yeeshee waxay ...
Weeraro Xoogan oo Laga digay in mar kale ay Ka Dhacaan Gudaha Wadanka kenya
- Feb 5, 2019
Safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa shaacisay xog ay heleen sirdoonkooda, taasi oo ah in la maleegayo weeraro argagaixiso ay ka dhacaan Guud ahaan dalkaasi ...
Sweden Xisbiga Sverigedemokraterna oo laga diiday Mooshin uu ka keenay Joojinta Aadanka Masaajidka.
- Feb 4, 2019
Dood ballaaran oo ka dhacday kulankii hoggaanka xildhibaannada ee maamulka Karlstad ayaa lagu go’aamiyey in aan masjidka laga joojin xaqa uu u leeyahay aadaanka jimcada, middaasina oo ey xubnihii xisbiga ...
Norway oo Dadka ugu badan ee Qaata Lacagta Ceyrta ku tilmaamtay Qaxootiga kasoo jeeda.
- Feb 4, 2019
Dowlada norway gaar ahaan Hay’ada dalkaasi u qaabilsan dhanka tirakoobka ayaa warbixin ay soo saartay ku muujisay dadka ugu badan ee ku nool Dalkaasi kuwaasi oo qaata lacagta ceyrta ee ...

« Previous PageNext Page »