canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Mudug 24 online | Archive | mudug24 tv
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

mudug24 tv

Dhageyso Axmed Ducaale Xaaf oo ka hadlay Xildhibaanada Laga Celiyay Garoonka Diyaaradaha Cadaado iyo Cida ka danbeesay…

Axmed Ducaale Geele Xaaf oo kamid ah siyaasiyiinta Kasoo jeeda Galmudug ayaa ka hadlay ilaa 15 xildhibaan oo laga celiyay Garoonka Diyaaradaha Cadaado. Xaaf ayaa

Continue Reading »

Qeybta mudug24 tv

Daawo Wareysiga Raisal Wasaaraha Ehtiopia oo ka Hadlay gooni isku taaga Somaliland iyo Xaalada Somalia..

Waraysi Ugu Dheera Ayuu Wariyaha Cabdisalam hareeri la Yeeshay Raysal wasaaraha Dalka Itoobiya Hayla Maryam Disalam,Waxaana Uu ka hadlay Arimo badan oo ugu badan Xirirka

Continue Reading »

mudug24 tv Archives

Dhageyso Abshir Diini Cawaale oo isku soo sharaxay Xilka Madaxweynaha Galmudug…
- Feb 1, 2017
Wasiirkii hore ee arimaha Gudaha Galmudug Abshir Diini Cawaale ayaa isku soo sharaxay xilka madaxweynaha Galmudug. Abshir diini oo shir jaraa.id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa halkaasi ku soo bandhigay xilka ...
Sawiro Booqashada Hobyo oo 10 Hormar laga sameeyay iyadoo 5 Caqabadood ay jirto..
- Jan 31, 2017
Muddo sanad iyo laba bilood kadib ayay ii suurtagashay inaan booqasho ku tago magaalada qadiimiga ah ee HOBYO GODAN ee koofurta gobolka Mudug, Waa magaalo xeebeed istaartiiji ah, dadka ku ...
Sawiro Siyaartii Shiikh Axmed Suufi oo Caasimada Sweden lagu Qabtay..
- Jan 29, 2017
Caasimada Dalka Sweden gaar ahaan Xaafada Tensta Waxaa lagu Qabtay Siyaartii Shiikh Axmed Suufi kaasi oo ka qeyb Galeen Bulshada Somaliyed ee ku nool Stockhlom, Masaajidka Shiikh Siciid ayaa lagu qabtay ...
Daawo Afar Shiikh oo ku Riyootay Faysal Cali Waraabe oo Madaxweynaha Somaliland Noqonaya..
- Jan 27, 2017
Afar shiikh oo kamid ah culumada somaliland ayaa deegaan dheer ugu yimid in ay dhaariyaan Feysal cali waraabe. Culumada ayaa tilmaamay in ay ku riyoodeen Feysal Cali Waraabe oo noqday Madaxweynaha ...
Daawo Cabdi Qeybdiid iyo Faroole oo ka hadlay Doorashada Aqalka iyo Arimo Xasaasi ah..
- Jan 23, 2017
Labada siyaasi ee sanadkan ku biiray aqalka sare ayaa ka hadlay xaalada somaliya iyo xubnaha aqalka sare. Cabdi Xasan cawaale qeybdiid ayaa ka hadlay doorashada xubnaha aqalka sate iyo sida ay ...
Daawo Dekada Hobyo oo 20 Gaari in kabadan Loo soo raray Wariyaasha Mudug24 oo Doomaha Dekada Dubai ka…
- Jan 21, 2017
Wariye Saciid Lafoole oo kamid ah Wariyaasha Mudug24 isla markana ku sugan Dalka Dubai ayaa booqday Dekada Dubai halkaasi oo laga soo raray in kabadan 20 Gaari iyo sidoo kale shidaal waxana ...
Daawo Xildhibaanada Kasoo Horjeeda Madaxweynaha Galmudug oo Arimo kale ku dhawaaqay…
- Jan 16, 2017
Waxaa Magaalada Cadaado ka socda Kulamada ay yeelanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee dhowaan Xilka ka Qaaday Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guuleed, Iyadoo Xildhibaanadu ay doorteen Gudiga Doorashada Madaxwaynaha Cusub ...
Daawo Si Toos ah Doorashooyinka Somalia ka Socda ee Madaxda Lagu Dooranayo”
- Jan 12, 2017
iyadoo aan hirgalinay Dhawaan Qeyb kamid ah Mudug24 oo ah Dhanka Daawashada Muuqaalada Ayaa arintaasi waxaan ku darnay Daawashada Talafashinada si Aqristayaasha ula socdaan Doorashada Dalka ka Socota , Halkan Hoose ...

« Previous PageNext Page »