200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Mudug 24 online | Archive | Maqal iyo Muuqaal
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Maqal iyo Muuqaal

Dhagayso Xiisad U Dhaxaysa Galmudug Iyo Ahlusuna Oo Ka Taagan Xeraale

Xiisad ayaa weli k taagn deegaanka xeraale ee Gobolka Glgaduud taas oo dhalisay Gacan k hadal dhex mry Maleeshiyaad hubeysn oo tageersan mamulka Galmudug iyo

Continue Reading »

Qeybta Maqal iyo Muuqaal

Dhageyso Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo sheegay in Hadalka Shiikh Nuur Baaruud Gurxan uu Naftooda Halisgalin karo…

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadal habeen hore ka soo yeeray Sheekh Nuur Baaruud Gurxan, isagoo ku tilmaamay mid halis

Continue Reading »

Maqal iyo Muuqaal Archives

Dhageyso War-Saxaafadeedka laga soo saaray Shirka Golaha Amniga Qaranka ee Muqdisho oo 10 Qodob laga soo saaray…
- Jul 10, 2017
Waxaa goordhow magaaladda Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay shirkii dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada kaas oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday xarunta Villa Somalia. Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa ...
DEG DEG Janaraal Qaalib Oo Iska Casilay Goordhow Xilkii Uu Xalay U Magacaabay madaxwayne Farmaajo
- Jul 10, 2017
Warar goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib uu iska casilay Guddoomiyaha Sanduuqa Taakuleynta Ciidamada oo xalay loo magacaabay Jeneraal Qaalib aya warqadiisa is casilaada u gudbiyey madaweyne ...
Warar iyo Xog dheeraad ah oo laga helay Shirka Golaha Amniga Qaranka ee Muqdisho ka socda…
- Jul 7, 2017
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Shirkii Amniga Qaranka ee ka socdaya magaalada Muqdisho oo galaya maalintiisi sadexaad oo bilowgiisi qorshaha ahaa in la soo ...
Shirka Golaha Amniga Qaranka Oo La Isku Fahmi La,yahay Iyo Gaas Oo Shirka Buuq Ka Dhex Furay
- Jul 6, 2017
Caqabad cusub ayaa ka soo if baxday shirka Golaha Amniga Qaranka oo maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo shirkan oo lagu waday in maanta la soo gaba gabeeyay uu ...
Dhageyso Madaxweynaha Somaliland oo ku xanuunsanayo Dalka Iskutaga Imaraadka Carabta…
- Jul 5, 2017
Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maalmihii dhowaa waxa uu ku xanuunsanayay isbitaal ku yaalla dalka Imaaraadka Carabta, halkaasi oo dhowaan uu aaday. Warbaahinta Somaliland waxay baahiyeen xaalada caafimaad ...
Dhageyso Madaxweynaha Puntland Gaas oo Muqdisho Soo gaaray isagoo ka hadlay Safarkiisa inta uusan bixin kahor,,,
- Jul 5, 2017
Maxweynaha Dawladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo  ayaa u ambabaxay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Madaxweynaha iyo weftigiisa oo ka dhoofay  garoonka diyaaradaha ...
Dhageyso Nabadoonada Gobolka Mudug ee dhanka waqooyi oo heshiiska Galmudug iyo Puntland war kale kasoo saray…
- Jul 3, 2017
Waxaa wali muuqata in nabadoonada Puntland ee Gobolka Mudug ay kasoo horjeedaan heshiiska Galmudug iyo Puntland ee ka socda magaalada Gaalkacyo, Nabadoon yaasiin cabdi Samad oo kamid ah Nabadoonada Puntland ee ...
Dhageyso Khudbadii Madaxweynaha Puntland Cabdi weli Gaas oo ka hadlay go.aankooda midnimada somaliya…
- Jul 1, 2017
Madaxweynaha Puntland Cabdi weli Gaas ayaa xalay ka hadlay munaasinad loo dhigay markii Somaliya xornimada ka qaadatay Dalka Taliyaaniga ee 1 Luulyo. Gaas ayaa ka hadlay arimo badan waxana ugu muhiimsanaa ...

« Previous PageNext Page »