200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Mudug 24 online | Archive | Maqal iyo Muuqaal
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Maqal iyo Muuqaal

Dhageyso Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Sababta U taaageereen isbaheysiga Sacuudiga isagoo Cadeeyay in Dowlada ogtahay..

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas,ayaa ka hadlay warar Warbahinada qaar ay qoreen oo ku aadanaa in uusan wanagsaneyn xiriirka kala dhaxeeya dowladda Federaalka

Continue Reading »

Qeybta Maqal iyo Muuqaal

Dhageyso Sababta Ka Dambaysa In Puntland Taageero U Muujiso Isbahaysiga Sucuudiga Oo Xariirka U Jaray Qadar

Madaxwaynaha maamulka puntland c/wali maxamed cali gaas ayaa garab istaagay isbahaysiga sucuudiga ee xariirka dalka qadar oo lagu eedeeyay in uu taageero argagixisada Go’aanka Siyaasadeed

Continue Reading »

Maqal iyo Muuqaal Archives

Dhageyso Madaxweynaha Hirshabeelle oo sheegay in Xil ka qaadistiisa Dowlada ka danbeeso…
- Aug 16, 2017
Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa sheegay khilaaf kala dhaxeeyay Dowladda Federaalka in ay sabab u aheyd xilka qaadistii lagu sameeyay, balse arrintaasi ayuu sheegay in ay ...
Sawiro Warbixin ku saabsan Caro-Kaawo Jayga la dhigo wadada Hobyo Highway..
- Aug 13, 2017
Warbixintan waxaan ku eegaynaa Caro-Kawo Jayga la dhigo wadada oo u dhiganta Laami xageena, marka la eego waxay ka samaysaytahay oo ah Ciid-Dhoobo iyo Jay isku qasan oo laga soo ...
Dhagayso Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Golaha Wasiirada Galmudug Ku Yeesheen Magaalada Cadaado?
- Aug 13, 2017
Magaalada cadaado ayaa waxaa kulan ku yeeshay golaha wasiirada dawlad gobaleedka galmudug waxaana kulankaasi diirada lagu saaray xaalada guud ee deegaanada galmudug Markii uu kulanku soo idlaaday ayaa waxaa warbaahinta uga ...
Dhageyso Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ka hadlay guusha uu gaaray iyo Waxa uu qabanayo Gudigiisa,,,
- Aug 11, 2017
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ahna xubin kamid ah aqalka sare ayaa ka hadlay Doorashada dhawaan uu ku guuleestay, Cabdi Qeybdiid ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka Labada Aqal ...
Dhageyso Madaxweynaha Somaliya Farmaajo oo Wareysi dheer kaga hadlay Xaalada Taagan Maalmahan iyo halka la hiigsanayo,,,
- Aug 10, 2017
Madaxweynaha Dowlada Somaliya Farmaajo ayaa wareysi dheer waxa uu siiyay Raadiyaha Dowlada Somaliya ee Radio Muqdisho isagoo ka hadlay arimo dhoor ah, Maxamed Farmaajo oo wareysi dheer bixiyay ayaa ka hadlay ...
Dhageyso Beesha Abgaal oo ka hadashey isku dir ka socda Muqdisho iyo cida ka danbeesa Arintaasi,,
- Aug 9, 2017
odayasha beesha Abgaal ayaa ka hadlay dhibaato maalmahan ka jirta magaalada Muqdisho taasi oo ku aadan ciidan is laayay, Odayaasha ayaa weerar afka ku qaaday Jacfar oo dowlada somaliya u qaabilsan ...
Dhagayso Maamulka Soomaaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Gacan Ka Hadal Dhex Maray Golaha Wakiilada Soomaaliland
- Aug 9, 2017
Maamulka Soomaaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Gacan ka hadalkii Maanta Magaalada Hargeysa ku dhex maray qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wakiilada Maamulkaas. Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliland Yaasiin Xaaji ...
Dhagayso Siyaasi Cabdi Waal Oo Iclaamiyay Dagaal Ka Dhan Ah Dawlada Madaxwayne Farmaajo
- Aug 7, 2017
Cabdi nuure siyaad Cabdi waal oo kamid ah siyaasihiinta ugu caansan koofurta soomaaliya marna kamid ahaa hogaamiyaal kooxeedyadii dalka ka arimin jiray oo maxkamadaha kasaareyn koofurta iyo bartamaha dalka soomaaliyia ...

Next Page »