News By Tafatiraha Muqdisho

Soomaaliland oo War Ka soo saartay Wada Hadallada La doonayo in La isugu Keeno Labada Dhinac (Akhriso)
Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay uga mahadcelinaysaa Dawladda Federaal-ka iyo shacabka Itoobiya sidii milgaha iyo maamuuska lahayd ee ay u soo dhaweeyeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftiga ...
Galmudug oo Shaacisay in aana Lagu Mateleen Shirka Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya ay Muqdisho Ku Qabatay
Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee Galmudug ayaa sheegtay inaysan ka qeyb galin shir weynihii ay wasaaradda arrimaha Gudaha Federalka ee Ka soconaya magaalada Muqdisho kaas oo diiradda lagu ...
Madaxweynaha Galmudug oo Kenya Kula Kulmay Danjiraha Cusub ee Dalka India (Sawiro)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Magaalada Nairobi kula kulmay Danjiraha Cusub ee Dalka India u qaabilsan Soomaaliya Mudane Rahul Chhabra. Madaxweyne Xaaf iyo Safiirka ayaa kawada ...
Deg Deg Wiil Mooto Bajaaj la ah oo Goor dhaw Lagu Dilay Muqdisho
Mid ka mida dhalinyarada ku shaqeesata Mooto Bajaajta ayaa Goor dhaw lagu dilay Isgooska Banaadir ee Muqdisho. Dilka Waxaa Geestay Mid ka mida Ilaalada Isbitaalka Banaadir, waxaana Hadda gacanta ku haya ...
Dowlada Federalka ” Waan bogaadineynaa in aan wada Shaqeyn dhaw la yeelano Maamulka Somaliland”
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay bogaadineysaa sida Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi uu u aqbalay in Maamulkiisa iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay wada shaqeyn dhaw yeeshaan. Dowladdu waxay u aragtaa ...
Madaxa Xukuumada Galmudug oo Casha Sharaf Loogu Sameeyay Wadanka Turkiga (Sawiro)
Ardayda soomaaliyeed ee wax ka barta dalka turkiga ayaa Casha sharaf u sameeyay wasiirka 1aad ee Dowlad gobaleedka galmudug sheikh ahmed shaakir. Munaasabadaan ayaa aheed mid Casuumaad ah oo Loogu Talagalay ...
Kooxa Hubeysan oo Muqdisho Ku Dilay Sarkaal Ka Tirsam Xeer ilaalinta Qaranka
Kooxo hubaysan ayaa xaafadda Siigaale ee Degmada Hodan, waxa ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Xafiiska Xeer ilaaliyaha Qaranka Somaliya. Dableyda dilkaan gaysatay ayaa waxa ay wateen Mooto Bajaaj, markii ay ...
Dowlad Gobaleedka Galmudug oo Maanta bilaawday Diiwaan Gelinta Ciidamada Daraawiisha Ee Galmudug (Sawiro)
Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cabdi Aadan ayaa manta waxa uu diiwaan galin u bilaabay ku dhawaad 400 (Afar boqol) oo askari oo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Galmudug Agaasimaha Madaxtooyada ayaa sheegay ...
Dowlada Hoose ee Galkacyo oo Digniin udirtay Dadka Shati La”aanta ah ee Dhisaya Guryaha (Sawiro)
Dowladda Hoose Ee Degmada Gaalkacyo Galmudug ayaa Digniin Kama Danbeys ah ka soo saartay Dadka Shati la.aanta ah Ee Dhisaya Guryaha iyo Bosaska Magaalada Gaalkcyo. Wax ay ku Baqeen in Sharciga ...
Dhageyso Ganacsatada Soomaaliyeed ee Qaadka ka Keeni Jiray Kenya oo Ku dhawaaqay in ay Joojiyeen (Sawiro)
Ganacsatada Soomaaliyeed ee Khaadka ugu imanjiray Dalka Kenya waxay sheegeen in maanta lagabilaabo ay joojiyeen Khaadka ugu imanjiray Dalka Kenya. Dadkaan Qaarkood oo Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa ...

Next Page »