Home galmudug (Dhageyso Codka) Xasan Kheyre ” Ma jirto mana Aqbaleyno Ciidan ka wada...

(Dhageyso Codka) Xasan Kheyre ” Ma jirto mana Aqbaleyno Ciidan ka wada tirsan Ahlu-suna iyo Dowlada

0

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa ballan qaaday in dowladdu ay muhiimad gaar ah siineyso hagaajinta xaquuqda ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed,isla markaana Ciidamada dhankooda laga doonayo inay waajibkooda gutaan.

Isaga oo la hadlayay Saraakiil uu tababar ugu soo xiray dhuusamareeb ayuu sheegay in Ciidamadaan ay horay uga tirsanaayeen Ahlusunna balse dowladda la soo wareegtay,waxaana uu sheegay in marnaba aan la aqbaleyn Ciidamo ka wada tirsan Dowladda & Ahlusunna.

Dhismaha Ciidamada xoogga dalka ayuu sheegay inaan loo mari Karin qabiil iyo jabhad,isla markaana taasi laga soo quustay Saoddonkii sano ee la soo dhaafay.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here