Home galmudug (Xog Muhiim Ah) Wax yaabaha looga hadlay Kulanka dhexmaray Xasan Kheyre iyo...

(Xog Muhiim Ah) Wax yaabaha looga hadlay Kulanka dhexmaray Xasan Kheyre iyo Madaxda Ahlu-suna

0

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka hoyga uu ka deggan yahay magaalada Dhuusamareeb  kula kulmay guddoomiyaha guud ee Ahlusuna Macalin Maxamuud iyo wasiirka 1aad ee Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Kulanka ayaa ujeedkiisa lagu sheegay sidii looga wada hadli lahaa arrimo ay culimada tabanayaan sida: Hirgelinta heshiiskii ay labada dhinac wada galeen iyo hubinta maqaamka ay Ahlus sunna ku yeelan doonto doorashada cusub ee madaxtinimada kadib.

Warar kulanka ku dhow ayaa M24 u sheegay in labada dhinac isafgareen, isla markaana lagu balamay in kulamada la sii wado, shirka dib u heshiisiinta ay Ahlu sunna ka qaadato kaalin libaax.

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka hoyga uu ka deggan yahay magaalada Dhuusamareeb  kula kulmay guddoomiyaha guud ee Ahlusuna Macalin Maxamuud iyo wasiirka 1aad ee Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Kulanka ayaa ujeedkiisa lagu sheegay sidii looga wada hadli lahaa arrimo ay culimada tabanayaan sida: Hirgelinta heshiiskii ay labada dhinac wada galeen iyo hubinta maqaamka ay Ahlus sunna ku yeelan doonto doorashada cusub ee madaxtinimada kadib.

Warar kulanka ku dhow ayaa Goobjoog News u sheegay in labada dhinac isafgareen, isla markaana lagu balamay in kulamada la sii wado, shirka dib u heshiisiinta ay Ahlu sunna ka qaadato kaalin libaax.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here